DHAGEYSO PROF.Cali Khaliif Galaydh Oo Baarlamaanka Somaliya Horkeenay Mooshin Ka Dhana Heshiiskii Somaliland Iyo Somaliya Ee Turkiga

Cali-Khaliif-Galaydh1

April 16, 2013 Muqdisho(warsugansomaliya.wordpress.com)- Xildhibaan Prof Cali Khaliif Galayr oo kamid ah Mudanayaasha baarlamanka ee kasoo jeeda Somaliland, ayaa Mooshin ka keenay Heshiiskii ay dhawaan Magaalada Ankara ku kala saxiixdeen dhinacyada Somaliland iyo Dawlada Federaalka ee Somaliya .

Xildhibaan Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa ka dhex istaagay Baarlamaankii wuxuuna sheegay in heshiiskii dalka Turkiga ku dhexmaray Somalia iyo maamulka Somaliland uu yahay mid lagu ictiraafay gooni isutaaga Somaliland sidaa darteedna ay muhiim tahay in heshiiskaas berri la horkeeno Baarlamaanka oo laga doodo.

Halkan Guji Oo Ku Dhageyso Telefoonka Gacanta

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s