DAAWO: Garaad jaamac oo Ka Hadlay Siyasada Xasan Shiikh & Digniin Culus

59

Garaad Jaamac garaad Cali Garaadka Guud ee Deeganada Ssc ee Maamulka Khaatumo State oo kusugan magaalada Taariikhiga ah ee Taleex ayaa ka Hadlay Arimo badan oo Dhowra.

Garaad Jaamac Ayaa Si Kulul Uweeraray Siyaasada Gucan ee Madaxwaynaha dalka Soomaaliya & Kulamadii uu Dhowaan laqaatay Hogaamiyaha maamulka Hargeisa.

Sidoo kalena Wuxuu Garaadku Banaanka Soo Dhigay Balamihii uu Horay Uqaaday Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya, uu Baal maray Haatan.

Dhinaca kale Garaadka Ayaa Siwayn Uga Digay Hadii Laysku Dayo in Qoor Qabto Ama Laduudsiyo- Shacabka Khatumo, Ay kadhalan Doonto Cawaaqib Xumo daba Dheeraata.

Hadalkaan Garaadka ayaa wuxuu kusoo Beegmaya Iyadoo Dhowaan Dawlada Soomaaliya, Ay Baalmartay Dastuurka Qaranka, Iyadoona Amuurtaas dhamaan Shacabka Soomaaliyeed Siwayn uga Xanaaqeen

http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=wX5DWMKoZ1E

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s