Dawlada turkiga oo canbaraysay qarixii muqdisho ka dhacay sheegtayna inaysan smayan ku yeelan doonin hawlahay ka wadeen muqdisho .

Naxariista-Turkiga

War saxafaded kasoo baxay wasarada arimaha dibada wadanka turkiga ayaa shegtay in dowlada wadanka turkiga ay si kulul u canbaareyneso qaraxyo ka dhacay muqdisho oo mid kamid ah lagu beegsaday gawaaeri ay wateen shaaqale samafal ah oo kasoo jeeda wadankaasi turkishka..waxana uu dhawac kasoo gaaray 3-kamid ah muwadininta wadankasi turkiga ee masharicda kala duwan wadanka u jooga waxana uga geeriyootay wadihi gaariga ay shaqaalahasi sarnaayen oo ah muwadin Somalia.

War saxafadedka ayaa sidoo kale lagu shegay in xukuumada Ankara ay diyaarad sida gurmad caafimaad ah ay u soo direyso Somalia iyadoo ka soo bixi doonta wadanka jabuuti.
Ku xigeenka raisal wasaraha wadanka turkiga bakar buzdag ayaa shir jaaraid uu wadankaasi ku qabtay waxa uu sheegay in ay xukuumada wadankasi ka xuntahay weerarada noocasi oo kale ah oo maagalada muqdisho ka dhacay.
sadex muwadin ee uga dhawactay turkiga qaraxyadii muqdisho ka dhacay ayaa waxa ay qadka telefonka kula hadleen raisal wasaraha wadankasi rajab dayid ordagan.
dhanka kale dawlada turkiga baa cadaysay mawqifkeeda ku aadan taakulaynta dalka soomaliya inaysan waxba iska badalayn dhibtan ka soo gadhay somaliya muwaadinintooda, ayna sii wadayan kaalmada ay la garabtaagan yihiin walaalohoda somaliya .

Q.W. Faysal Muuse Adam ..

Email. faysalhassan1@hotmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s