siilaanyo iyo xigtadiisa oo london gaadhay maanta .

sawir-silanayo-iyo-xirsi-300x1811

Ankara(warsugansoomaliya.wordpress.com) Madaxwaynaha mamulka soomaliland ayaa gaadhay magaalada Landon ee carıga Egaland .

İyagaa ooy waheliyaan xubno qoyskiisa ka tirsan.Madaxwaynaha ayaan lafilayaa in uu halkaa ku sugnaado maalmaha soo socda lakulmi doono jaaliyadda taageerta xukuumaddiisa ee ku nool waddanka ingirııska.

Wararka ka imanaya ila udhow madaxwaynaha ayaa sheegaya inuu ugudbi doono Wadanka Maraykanka isaga oo halkaa ku sugnaan doono muddo safaradan ayaa laxidhııdha mucaawıno ıyo mid dublumaasiyadeed.

warıye AHMED KULMIYE

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s