Dawo sawiri Cisbitaalka guud ee Dagmada Kalabaydh ee gobolka sool aay qaybo cusub lagu kordhiyay

68540_10151460474453122_491574468_n

521635_10151460474718122_978138807_n

Image

Image

Warsugansomaliya.wordpress.com-Ankara- waxaa maanta si toosa hawlihii dib u habaynta iyo dhismayasha qaybaha cusub ee lagu kordhinayo cisbitaalka guud ee degmada KALABAYDH oo hada hawlohiisi la bilaabay luguna kordhinayo  sida wararku nagu soo gadhanay qabta maydka la dhigo iyo waliba qolka matoorka .

waxaa iyana maanta bilawgii hawsha goobta isigu yimi wax garadkii iyo culumaa,udiinki dagmada oo dhamaantood arinkan si fiican u soo dhaweeyay kuna tilmaamay gulo iyo horumar u soo hayday degaanka degmada kalabaydh .

dhanka kale waxaa xusid mudan dhalinta dagaanka kalabaydh ee ku dhaqan qurbaha oo iyagu ah lafdhababarta hirgalisay mashruucan iskuna taagay hirgalinta dhismayaal uu ad ugu bahan yahay cisbitaalkan kalabaydh oo ah cisbitaalka kaliya ee ay leedahay degmada kalabaydh iyo nawaxigeeduba .

dhalinta ayaa ku hamiyaya mashaarico badan oo kuawan oo kale ah say uga hir galin lahayen dagaankooda oo ay u arkeen in ay ka jiraan bahiyo horumarineed oo wakhtigan loo bahan yahay sidii laysaga kaashan laha .

warsugansomaliya@outlook.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s