wariye axamed farax kulmiye oo maanta goobjoog ka ah shirka uga socda magaalada ankara maamulka somaliland iyo dawalada somaliya.

253774_450860924989906_1947332804_n

Ankara-warsuagansomaliya.wordpress.com- Wariye axmed farax kulmiye oo saaka aroori ku jarmaaday madasha shirku uga socdo dawlada somaliya iyo maamulka somaliland  ayaa maraan khadka teelka kula xiriirnaya waxa uu noo shegay inuu si habsamiya u socdo shirku saxafaduna ay dibad joog ka tahay balse marka uu soo gabagaboobo uu warar sugan ka heli doono wax yaalaha laysla soo qaada,

hakafogaan Warsugansomaliya.wordpress.com warar sugan oo xaqiiqa iyo muuqalada shirka iyo fadiga ka soo qayb gashay shirka oo aanu idiin soo gudbin doono saacadaha soo socda

indhoos janagalle ankara

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s