WAA YAAB!! 450 Kun oo Dollar ayaa ku baxday soo dhawaynta Eey Airport-ka kasoo dagayay

kingdog21

Maal-qabeen Shiinees ah oo leh Beer Eeyaha lagu xanaaneeyo ayaa wuxuu soo dhaweeyn u sameeyay Eey uu isaga leeyahay oo kasoo degay Airportka.

Gawaari aad u qurux badan oo illaa Labaatameeyo gaaraya ayaa u jiheystay dhanka Airport-ka si ay Eeyga usoo dhaweeyaan. Waxaana soo dhawayntaas ku baxday Lacag gaaraysa 450 Kun oo Dollar.

Lacagtaas waxaa lagusoo iibiyay Gawaarida Hamer-ka loo yaqaan, iyo qurxintooda,iyo waliba Roog Cas oo Eeyga loo dhigay si uu ugu dul socdo.

Ninka Lacagtan bixiyay ayaa sheegay in Eeygu uu yahay mid niyad wanaagsan oo nadiif ah, taasina ay tahay sirta ka dambeysay Lacagta badan ee soo dhawayntiisa uga baxday.

Warbaahinta Shiinaha ayaa si wayn u hadal heysay arrintan yaabka leh, Warar badan ayeeyna ka diyaariyeen.

kuwaas oo Eeyga inta lagusoo qaaday lagu keenay

qalinkii .axmed farah

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s