Gabar Aroosad aheed oo kasoo baxsatay Ninkii loo aqal geeyay Habeenkii 1-aad oo dhacdo Xanuun badan ku qabsatay Muqdisho

XEEDHO1

Ankara-warsugansomaliya.wordpress.com-Xaafada MBC ee Degmada Hodan maalmo kahor waxaa ka dhacay dhacdo Xanuun badan kadib markii Rag manaxayaal ah ee kufsi saf mar ah u geesteen gabar aroosad aheed oo habeenkii koowaad ee la aqal geeyay kasoo cararay Ninkeeda.

Gabadhan ayaana la sheegay in Guriga Ninkeeda Cusub ee kasoo baxsady Xili Saqdii dhaxe ah iyadoona aan la ogeyn sababaha ku xumbaaray in ee soo baxsato inkastoo warar qaar sheegayaan in ee ka carootay alaabta loo dhigay oon aheed tii markii hore ku heshiiyeen iyada iyo Ninkeeda.

Gabadha Baxsadka ah ee kasoo cararatay Ninkeeda ayaa gacanta u gashay Kooxo Hubeesan aan la garan kuwaa oo kusugnaa xaafada ee kasoo carartay agteeda iyagoona durba ula dhaqaaqay Goob Cidlo ah halkaasna ee ku xoogeen gabadhaasi aroosada aheed in kabadan 6-Nin.

Kooxaha Kufsiga u geestay gabadhan Yar ee Aroosada aheed ayaa sii daayay markii ee dantooda ka gaareen iyadoona Durba gabadha oo xaalkeeda uu liito dhiig badana uu kasocdo ee gaartay guriga markii hore laga soo guuriyay oon sidaa uga fogeen halka lagu helay.

Warar aan helnay ayaan sheegaya in la xiray qaar kamid ah kooxihii gabadhaasi Kufsiga u geesatay iyadoona wali lagu daba jiro qaar kamid ah Raga Kufsiga qeybta ka ahaa kuwaa oo ka baxsaday Xaafada ee dhibka ka geesteen.

Dhacdadan Xanuunka badan ayaa aad looga hadal hayaa Xaafada ee ka dhacday iyo Xaafadaha kale ee ku dhaw dhaw MBC , dadka badi ayaana isla dhax maraya in gabadhan ee kasoo baxday cuqabo ee ka gashay Ninka soo guursday ee kasoo carartay Habeenkii koowaad ee aqal galkooda.

Q.W. Faysal Muuse Adam ..

Email. faysalhassan1@hotmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s