Daawo Sawirka taliyihii iyo abaanduulihii hore ee ciidanka xooga Soomaaliya oo shalay dhar shacab uga qeyb galay munaasabadii xuska ciidanka.

1112

Iyada oo dhawaan xilalkii ay u hayeen ciidanka xoogga dalka Soomaaliya laga xayuubiyay taliyihii ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini iyo abaanduulihii hore Cabdi Kariin Yuusuf Aadan (Dhega badan) ayaa labadooduba shalay waxa ay kasoo muuqdeen xaflada sanadguuradii 53-aad ee aasaaska ciidanka xogga dalka Soomaaliya.

Labada masuul ayaa waxa ay ku labisnaayeen dharka shacabku ay caanka ku yihiin iyaga oo meel soo dhigtay astaantii meleterinimo ee waqtiga badan ay kusoo shaqeynayeen.

indhoos janagalle

indhoos@hotmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s