Wada-xaajood culus oo barito magaalda Anakara uga furmi doona Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland.

ankara2

Anakara[warsugansomaliya.wordpress.com]Magaaladda Anakara ee xarunta dalka Turkiga waxaa ka socda wadahadal ay qadanayaan wufuud kala mataleysa Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Shirarka iyo kulamadda ay qadanayaan madaxda kala matelaysa Soomaaliya iyo Soomaaliland ayaa ah kuwo gogal xaar uu ah wada-xaajood culus oo barito lugu wado in  magaaldda Anakara uga furmo madexweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamud iyo Madexweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed (Siilaanyo) iyagona isla soo qaadidoonan arimo dhor ah oo quseya Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Wadahadaladani labo geesoodka ah ee dowladda soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa ah  kuwo an sahlaneen oo  culayskooda leh waxana in ta badan la saadaalinayaa in fakir isku mid ah laga qaato walow ay jiraan in labada dhinacba ay wataan qorshayaal is diidan kuwasi oo ah in Dowladda Soomaaliya ee madaxweyne Xasan Sheekh  ay dooneyso midnimo halka Maamulka Soomaliland  ee madaxweyne Siilaanyo ay sheegen marar badan inay  ka go’antahay  inay noqdaan dowlad ka madax banaan Soomaaliya inteda kale.

Si kastaba lama ogan karo wixii kasoo bixi kara wadahadalkan uu dhexeeya Soomaaliya iyo maamulka  Soomaaliland kaasi oo ay is hor fadhisan doonan hoganada uga saraysa ee labada dhinac.

Q.W. Faysal Muuse Adam ..

Email. faysalhassan1@hotmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s