daawo vedio gabadh reer khaatumo ah oo madaxwayne xasan shiikh u sheegtay in reer khaatumo dhiigodu marwalba u daato somaliya kala goyna aysan yelayn.

gabar-darwiish

gabadhan oo ka soo jeda khaatumo state of somaliya ayaa maray ay ka hadlaysay xaflad waxa ay si adag u weerartay maamulka somaliland oo ay ku canbaraysay somalidiidnimo iyo inay dulmi ka wadaan degaanada SSC.

waxay sidoo kale madaxwaynaha dawalada fadaralka somaliya ku eedaysay inuusan kamarin arimaha waqooyiga qaabki ku haboonayd ee looga bahna inuu u maro .

hoos ka daawo hadalkii gabadha oo qiiro badan xanbaarsan

guji halkan si aad u daawato  http://www.youtube.com/watch?v=1amqsefkXaA&feature=youtu.be

weriye axmed farax kulmiye, ankara, turkiya

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s