Daawo:-Maamulka Khaatumo iyo Golaha Dhaqanka Khaatumo Hadal cad Kasoosaaray Shirka Turkiga

59

312

113

411

Golayaasha maamulka khaatumo ayaa maanta si wada jir ah u qabtay shir jaraaid ay kaga hadlayaan shir la filayo inay u qabsoomaan dawladda federaalka soomaaliya iyo maamulka somaliland ee jecel goosashada.

Wasiirka xiriirka caalamiga ah oo shirka jaraaid ugu horayntii hadlay ayaa sheegay inay ugu baaqayaan dawladda soomaaliya inaysan kala hadlin maamulka somaliland wax dhaawici kara midnimada soomaaliya
Garaad jaamac garaad cali ayaa sheegay in madaxweynaha soomaaliya markii ay la kulmeen uu sheegay inuu ilaalinayo midnimadda soomaaliya hadii uu khiyaano sameeyana uusan sii joogi doonin

Garaad saleebaan garaad maxamed ayaa isagana sheegay in horgaladda u dhashay deegaanadda khaatumo ee shaqadda u doontay magaaladda hargeysa aysan matalin shacabka maamulka khaatumo

madaxweynaha maamulka khaatumo axmed karaash ayaa sheegay in maamulkooda aysan aqbali doonin in wax la yeelo midnimadda soomaaliya.

riix mahaan si aad u daawato warsafadeedkoda.

http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=Y5IUCUVDTc0

wariye janagalle indhoos

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s