Aqri magacyada gudi 10 xubnood ka kooban oo Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ka socda oo si horudhac ah uga sii shiraya qodobada Shirka Turkiga.

show_image_402

Wadahadalada Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ee Dalka Turkiga oo beri lafilayo in ay si toos ah u furmaan ayaa wxaa loo saaray gudi 10 xubnood ka kooban oo labada dhinac ah si ay isula sii jeex jeexaan qodobada shirka looga hadlayo.

Labada dhinac ee hadlaya ayaa waxa ay gudigaas ku leeyihiin min shan rux oo metelaya iyada oo dhanka Dowlada Soomalaiya ay metelayaan

Wasiirka Daakhiliga C/kariin Xasan Guuleed

Wasiiru dawlaha Madaxtooyadda Faarax C/qaadir

Xildhibaan Maxamud Xayir

Xildhibaan C/laahi Sheikh Ismaaciil

Xildhibaan khaalid Cumar Cali.

Dhinaca maamulka Somaliland ayaa iyana waxaa kasocda

Wasiirka Madaxtooyadda, Xirsi Cali X Xasan

Wasiirka Arrimaha Bulshada, Maxamud Axmed Barre Garaad

Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiiladda, Baashe Maxamed Faarax

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda, Maxamed C/laahi Cumar

Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng: Feysal Cali Waraabe

Labadan Guddi ayaa yeelan doona shirar is daba jog ah oo ay ku lafa guri doonaan qoddobada la isla ogol yahay ee lagaga doodi doono kulanka guud ee ay labada dhinac masuuliyiinta ugu sareysa ay ka qayb geli doonaan, kaas oo lagu wado inuu qabsoomo maalinta Sabdiga ah.

Q.Axmed farax kulmiye

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s